Meydadka dad ka badan 40-qof oo laga dhax helay Gaari gudaha Mareykanka (Sawirro)

Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa ka helay meydadka dad ka badan 40-qof oo tahriibayaal ah gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah, oo marayay duleedka magaalada San Antonio, ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka. Shaqaale katirsan dabdamiska Mareykanka ayaa u gurmaday gaariga laga helay meydadka, waxaa sidoo kale gaariga laga soo saaray 16-qof oo  nool … Continue reading Meydadka dad ka badan 40-qof oo laga dhax helay Gaari gudaha Mareykanka (Sawirro)